Mogadishu (PP Editorial) — The letter from the Federal Government of Somalia to the Government of the United States regarding ...
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo xalay jeediyay khudbadda munaasabadda Ciidul Fitriga ayaa ku dhawaaqay in uu gogol u fidinayo Hoggaamiyeyaasha Siyaasadda iyo kuwa ...
How the World Adopted Beijing’s Economic Playbook In early February, as he flew in Air Force One above the body… Sii akhri ...
Duqeymo xooggan oo dhawaqooda culus yahay ayaa maanta oo Sabti ah laga maqlayaa inta u dhexaysa togaga Miraale iyo Baalade sare, kuwaasi oo lagu beegsanayo Habqankii firxaday ee Argagixisada Daacish.
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey, António Guterres ayaa xalay si rasmi ah ugu magacaabay danjire James Swan in uu noqdo wakiilka Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya ahna Madaxa Hawgalka UNTMIS ...
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda dowladda Federaalka Soomaaliya ee NISA oo kaashanaysa Ciidanka Xoogga dalka ayaa sheegtay in ay xalay fulisay hawlgal duqeyn ah, oo ay la beegsatay xubno ka tirsan ...
Siyaasi Axmed Shire Yaasiin oo ka tirsan mas’uuliyiinta xisbiga mucaaridka ah ee Mideeye, oo ay maalmo ka hor xirtay xukuumadda Siciid Deni ayaa habeenkii saddexaad u hoyanaya xabsiga magaalada ...
Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland oo warsaxaafadeed soo saaray si adag u cambaareeyay dilka laba dhalinyaro ah oo ka soo jeeda Koonfur Galbeed loogu geystay magaalada Garoowe.
As Puntland State’s counterterrorism operations against Daesh (ISIS) enter their fourth month, several countries have… Sii akhri ...
South Sudan’s First Vice President Riek Machar, the long-time rival to President Salva Kiir, was arrested on Wednesday — a… ...
Mogadishu (PP News Desk) — The Somali National Bureau of Statistics (SNBS) today published its 2024 annual report. The report contains conflicting information about data collection and what a retired ...